Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Qarax ayaa goor dhow oo galabnimadan ah waxaa uu ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska Sayidka. Sida Wararku nagu soo gaarayaan gaari noociisu ahaa carib oo qarax loogu soo xiray qofkii lahaa ayaa si lama filaan ah ugu qarxay agagaarka sayidka. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa ka dib … Continue reading Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirro)